BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Hanjabaaddii Trump oo dadka Iiraaniyiinta ah walaac ku abuurtay
Trump hanjabaadiisa ayaa abuurtay walaac xooggan oo ay wajahayaan dadka shacabka ah ee dalka Iiraan, waxaana ay uga hadleen siyaabo kala duwan
TOOS, Iraan o iyaduna digniin soo saartay kadib hanjabaddii Trump
Halkaan toos ugala soco wararka Baiga Dhexe
Sidee diyaaradaha loogu duuliyaa hawada dalalka colaaduhu ka socdaan sida Bariga Dhexe?
Xaaladaha caadiga ah, hal maamule ayaa la tacaali kara lix diyaaradood markiiba. Si kastaba ha ahaatee, xilliyada dagaalka, tiradaas way laba jibaarmi kartaa.
Iran oo u hanjabtay goobaha tamarta khaliijka ee xiriirka la leh Mareykanka ka dib markii Trump uu waqti kama dambeys ah u qabtay inay ku furto marin biyoodka Hormuz
Marinka biyoodka Hormuz, ayaa ah goob muhim u ah ganacsiga shidaalka ee adduunka.
Jawaab ceynkee ah ayey dalalka Khaliijka ka bixinayaan dagaalka gobolka?
Iran uma haysto wax cudurdaar ah weerarada ay ku qaaday Dubai iyo Cumaan. Cumaan waxay u ogolaatay bangiyada Iran ee cunaqabateynta saaran in ay ka shaqeeyaan dalkeeda. Iran waxay weerartay dekadaha Cuman iyadoo dishay muwadiniinteeda.
Guardiola iyo Arteta keebaa aad u doonayo in uu qaado koob?
Labada kooxood ayaa laba jeer oo kale iska hor imaan doona ka hor inta xilli ciyaareedkan uusan dhammaan. Mar waxay isku arkayaan garoonka Etihad ciyaar hoyraalka Ingiriiska ah halka kulanka kalena uu yahay FA Cup.
Trump oo ku hanjabay inuu adeegsan doono ciidamada ICE iyo Ilhan Cumar oo u jawaabtay
Saraakiisha ICE si gaar ah looguma tababarin sugidda amniga garoomada diyaaradaha.
Sidee ayay Iiraan uga jawaabi doontaa waqtiga kama dambeysta ah ee uu Trump u qabtay?
Marinka Hormuz oo ballaciisa meesha ugu dhuuban ay dhan tahay 40 Km gees-ka-gees, waa waddada qura ee dunida ku xirta shidaalka ka yimaada dalalka kulaala Gacanka Persia.
Trump oo qarka u saaran go'aanno adag iyadoo Mareykanku ay hor yaallaan xulashooyin adag oo ka dhan ah Iran
Hadallada ka soo yeeray Madaxweyne Trump ee ah in dagaalku uu ku dhow yahay inuu dhammaado ayaan la jaan qaadi karin xaqiiqada dhabta ah ee hadda jirta.
Maxaa xalay ka dhacay magaalada Dimona ee Isreal, meel u dhow xarun Nukliyeer ka dib wearer Iran qaaday?
Telefiishanka dawladda Iiraan ayaa sheegay in weerarku uu ahaa jawaab ka bixin weerar la sheegay in lagu qaaday xarunta nukliyeerka ee Natanz ee Iiraan.
Cabsi laga qabo in hub halis ah lagu sameeyo garaadka macmalka iyo shirkad shaqaalaysiinaysa khabiir arrimaha hubka ah
Shirkadda garaadka macmalka ah ee laga leeyahay dalka Mareykanka ee Anthropic ayaa doonaysa inay shaqaalaysiiso khabiir ku takhasusay hubka kiimikada iyo walxaha qarxa ee aadka u xooggan.
Iyadoo Islaam nacaybku sii kordhayo, Muslimiinta Australia ayaa u dabaal-degay Ciidda
Markii qorraxdu sii dhacaysay toddobaadkii hore degmada Lakemba oo dhacda dhanka koonfur-galbeed ee magaalada Sydney, jidka bannaanka ka ah Masjidka Imaam Cali bin Abi Daalib waxaa soo buuxiyey kumannaan dad ah.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 20 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































