BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Dadaallada wada-hadalka ee u dhexeeya Iiraan iyo Mareykanka oo socda iyadoo ay sii xoogaysanayaan weerarrada cirka iyo gantaallada la isku adeegsanayo
Wuxuu sheegay inuu “dib u dhigi doono weerar kasta oo lagu qaadayo warshadaha korontada iyo kaabayaasha tamarta Iran” muddo shan maalmood ah.
Waa sidee awoodda ciidan ee dalalka Sucuudiga, Qadar iyo Kuwait, mase u babac-dhigi karaan gantaallada Iran?
Iran ayaa si isdaba joog ah gantaallada ugu garaacaysa waddamada ay jaarka yihiin inta lagu guda jiro colaadda Bariga Dhexe.
Dalka Kenya oo dadka cayilan ay u weecnayaan qaab ay degdeg miisaanka ku dhimi karaan?
Kenya gudaheeda, halkaas oo cayilnaanta hore loogu arkayay calaamad muujinaysa hodantinimo iyo guul, haddana dadaal lagu doonayo in miisaanka la dhimo ayaa si weyn u sii kordhaya.
Walaac cusub oo soo kordhay iyo suurtagalnimada in gantaallada Iran gaari karaan Yurub?
Tehran weli si rasmi ah uma xaqiijin bilawga gantaallada, halka warbaahinta Iran ay kaliya sii gudbiyeen warar ka yimid warbaahinta shisheeye.
Sheekada ninkii dahab lagu qiimeeyay malaayiin doollar ka helay markab quusay
Tommy Thompson waxa uu xabsiga ku jiray in ka badan toban sano ka dib markii uu diiday in uu sheego halka ay ku dambeeyeen 500 oo shilimaad oo dahab ah oo la waayay.
Halkee ayuu ku dambeyn doonaa loollanka dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed?
Khilaafka labada dhinac ayaa dadka la socda ku tilmaameen inuu gaaray heer abaabul ciidan.
Wax ka ogow dalalka ka faa'iiday iyo kuwa ku khasaaray dagaaalka Iran
Dhaqaalayyahannada Jaamacadda Oxford ayaa ka digay in haddii qiimaha saliiddu uu gaaro $140, uuna halkaas ku nagaado in dhaqaalaha adduunku uu halis ugu jiro inuu dumo.
Dagaalkii Karameh: Isbahaysigii Falastiin iyo Urdun ee la daagallanka Israa'iil
Konton iyo siddeed sano ka hor, dagaal degdeg ah oo loo bixiyay Karameh ayaa dhacay, wuxuuna socday kaliya 15 saacadood, balse wuxuu matalay guushii ugu horreysay ee Carabta iyo jabkii cuslaa ee ugu horreeyay ee "ciidanka Israa'iil ee aan laga adkaan karin," gaadhay.
Maxaan ka ognahay xudunta nukliyeerka ee Dimona ee koonfurta Israa'iil?
Inkastoo Israaiil waligeed si rasmi ah u qirrin lahanshaha hub nuukleer ah, inta badan qiimaynta caalamiga ah waxay muujinaysaa inay leedahay. Barnaamijkeeda nuukleerka waxaa loo arkaa mid ka mid ah barnaamijyada hubka wax burburiya ee ugu qarsoonsan adduunka.
Hanjabaaddii Trump oo dadka Iiraaniyiinta ah walaac ku abuurtay
Trump hanjabaadiisa ayaa abuurtay walaac xooggan oo ay wajahayaan dadka shacabka ah ee dalka Iiraan, waxaana ay uga hadleen siyaabo kala duwan
Sidee diyaaradaha loogu duuliyaa hawada dalalka colaaduhu ka socdaan sida Bariga Dhexe?
Xaaladaha caadiga ah, hal maamule ayaa la tacaali kara lix diyaaradood markiiba. Si kastaba ha ahaatee, xilliyada dagaalka, tiradaas way laba jibaarmi kartaa.
Iran oo u hanjabtay goobaha tamarta khaliijka ee xiriirka la leh Mareykanka ka dib markii Trump uu waqti kama dambeys ah u qabtay inay ku furto marin biyoodka Hormuz
Marinka biyoodka Hormuz, ayaa ah goob muhim u ah ganacsiga shidaalka ee adduunka.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































