BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Sida ay tahay inaad uga digtoonaato hotelada la dego marka ay xaaskaga kula socoto
Xilli Habeennimo ah sanadkii 2023, Eric wuxuu ku guda jiray bog uu si joogto ah ugu booqdo baraha bulshada si uu u daawado filimada galmada. Ilbiriqsi gudahood markii uu fiidiyowga bilaabay, wuu istaagay.
Dalkan yar ee ku yaalla khaliijka iyo awoodiisa dhex-dhexaadinta
Iiraan iyo Maraykanka ayaa maanta ka bilaabay Cumaan wadahadallo muhiim ah oo ku saabsan barnaamijka nukliyeerka Tehran, sida ay sheegeen warbaahinta Iiraan.
TOOS, Pakistan: 31 qof ka badan oo ku dhintay qarax ka dhacay Masaajid shiicadu leedahay
Ra’iisul Wasaaraha Pakistan Shehbaz Shariif ayaa cambaareeyay qaraxa.
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa qaaday xayiraadii saarneyd iibinta khamriga ee ajaaniibta maalqabeenada ah
Sacuudi Carabiya ayaa si hoose ah u bilowday inay u oggolaato ajaanibta tijaarta aha ama maalqabeenada ah ee dalka ku nool inay iibsadaan khamri, taasoo ah isbeddel weyn kadib mamnuucid socotay 73 sano. Falanqeeyayaashaayaa filaya in fududeyntan mustaqbalka lagu ballaarin doono dalxiisayaasha, sida uu soo tebiyay wariyay Samir Hashmi oo jooga Riyadh.
Waa kuwee dalalka Afrikaanka ah ee ogolaaday inay tahriibayaasha dalalkooda ka soo ceshtaan UK
Dalal ay ka mid tahay Soomaaliya ayaa la tilmaamay inay ka gows adeygayaan dib ula laabashada muhaajiriinta sharci darrada ah, waxaana laga yaabaa inay la kulmaan cunaqabatayn bilaha soo socda.
Maxey labada quwadood ee dunida ugu weyn ku heshiiyeen?
Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Maraykanka ee Yurub, kanaalka isgaarsiinta ee la hakiyay afar sano ka hor ayaa dib loo hawlgelin doonaa
Sidee shirkadaha Turkiga iyo Maraykanku isaga kaashanayaan soo saaridda shidaalka Soomaaliya
Wadahadallada ayaa ku soo aadaya iyadoo uu soo hagaagayo xiriirka Mareykanka iyo Turkiga, xiriirka shirkadaha Maraykanka ay Turkiga la leeyihiinna la filayo inuu sii balaarto
Samiira Amoore: Dhaqtaradda rajada u ah haweenka iyo gabdhaha la dhibban Gudniinka Fircooniga
Soomaaliya, oo mar caadadan gudniinka fircooniga ay ka ahayd mid aan laga gorgortamin oo ku dhowaad gabar kastana lagu sameyn jiray ayaa haatan laga dareemayaa isbeddel.
Maxaa ka soo kordhay wadahadalladii Mareykanka iyo Iiraan?
Caraqji ayaa Arbacadii ku qoray bogga X: "Wadahadallada nukliyeerka ee lala yeelanayo Mareykanka ayaa la qorsheeyay inay ka dhacaan
Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri diyaaradda F-16 ee timid Muqdisho?
Muuqaalka diyaaradda F-16 oo ka duulaysa garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib dul heehaabaysa magaalada Muqdisho ayaa dhawaan ku baahay baraha bulshada.
Sheekada ninkan iyo khiyaanada uu sameeyay ma ahan mid qof-na uu ku fikiri karo
Marka hore, sheekadu waxay u muuqatay sidii filim ama sheeko mala‑awaal ah: qof isku sheegaya inuu yahay "amiir Sacuudiya saameyn leh" ayaa taleefan ku la xiriiray siyaasiyiinta Lubnaan, isagoo u gudbinaya waxa uu ugu yeeray "mowqif rasmi ah oo Sacuudiga ah" oo ku saabsan magacaabista ra'iisul wasaarayaasha, doorashooyinka madaxweynaha, iyo magacaabista saraakiisha amniga.
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalka Baydhabo. Yaa dagaallamaya, muxuuse salka ku hayaa?
Dagaalka ayaa ku fiday meel u dhow bartamaha magaalada, waxayna labada dhinac isku isticmaalayeen hub culus, ayadoo isgaarsiintana la jaray.

























































