BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Iran waxay sheegtay inay mas’uul ka noqon doonto Hormuz, Putin-na wuxuu yiri waxaan ka shaqaynayaa danaha Tehran iyo gobolka.
Cumaan iyo Pakistan ayuu horey u booqday wasiirka arrimaha dibadda Iiraan isagoo arrimaha ay ka wada hadleen uu ka mid yahay Marinka Hormuz oo xaalad cakiran ay ka taagantahay iminka.
Ayraboorrada ugu wanaagsan dunida iyo sirta ka dambaysa guushooda
Mararka qaarkood waxaad illowdaa inaad joogtid garoon diyaaradeed oo aadan joogin magaalo yar, casri ah, oo si taxadar leh loo qorsheeyay.
Warar dheeraad ah oo ka soo kordhay markabka shidaalka qaada ee gacanta ugu jira burcad badeedda Soomaalida
Markabkan ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay meel u dhow xeebaha Soomaaliya, inta u dhaxaysa magaalooyinka kalluumeysiga ee Xaafuun iyo Bander Beyla.
Maraykanka oo qorsheynaya in uu cunaqabteynta ka qaado Eritrea xiriirna la yeesho
Eritrea waxaa cunaqabateyn ku soo rogay Qaramada Midoobay sanadkii 2009-kii, kaddib markii ay taageertay maleeshiyada Al-Shabaab ee Soomaaliya.
Waa kuma ninkii weeraray xafladii cashada ee Trump ku sugnaa?
Marka loo eego muuqaalkiisa, wuxuu bartay injineernimada farsamada ee Machadka Teknolojiyadda California (Caltech) oo ah jaamacad aad u horaysa, halkaas oo uu kaga qayb qaatay isbahaysigeeda Masiixiga.
Trump oo ka hadlay waxa uu dareemay markii la soo weeraray xafladii cashada ee uu goobjooga ka ahaa
CBS News oo xulafo la ah BBC dan ayaa aragtay dukumeenti qoran oo la rumeysan yahay inuu xiriir la leeyahay tuhmanaha.
Sidee u dhacay dilka Wasiirkii Difaaca Mali, maxaase ka jira inuu dagaallamay?
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya sida uu u dhacay dilka Wasiirkii Difaaca Mali, oo weerar xooggan lagu qaaday gurigiisa oo ku yaalla bannaanka caasimadda dalkaas
"Jasiirad hanti ah" Maxay Mareykanka, Shiinaha, iyo Taiwan ugu hardamayaan Somaliland?
Dekedda Berbera, oo ah dekedda ugu weyn Somaliland, waa deked istaraatiiji ah oo ku taalla Geeska Afrika. Iyadoo xakameynaysa marinka badda ee u dhexeeya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, waxaa hadda deked casri ah ka dhigeysa shirkadda DP World.
Netanyahu oo amray in ciidamadiisa ay qaadaan "tallaabo adag" oo ka dhan ah Xisbullah
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa amar ku siiyay ciidankiisa inay qaadaan "weerar culus" oo lagu beegsanayo bartilmaameedyada Xisbullah ee Lubnaan, laba maalmood kadib markii la kordhiyay xabbad-joojin socotay saddex toddobaad.
Wadahadalo noocee ah ayay wadamada Khaliijka Carabta doonayaan inuu Maraykanka la galo Iran?
Waxaa jiray dareen nafis ah oo ka dhex muuqday dalalka ku jira golaha is-kaashiga khaliijka (GCC) markii Mareykanka iyo Iran ay ku heshiiyeen xabbad-joojin laba toddobaad ah 8-da APril.
Weriyaha BBC oo ka sheekeeyay wixii xalay ka dhacay qolka ay ka socotay xafladda weriyeyaasha Aqalka Cad
Wariyaha BBC-da Gary O'Donoghue ayaa sharxay xilligii uu isaga iyo dad kale ay miiska hoos galeen si ay u galaan meel ammaan ah, markii rasaas laga maqlay goobta.
Daawo: Xilliga Trump si degdeg ah looga saaray Cashadii Weriyeyaasha Aqalka Cad kadib markii rasaas la maqlay
Kooxaha amniga ayaa ka caawiyay qaar ka mid ah martida in laga daadgureeyo dhismaha.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 28 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































