You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
"Trump oo ogaaday in Israa'iil ay been u sheegtay" – The Independent
Maqaalku wuxuu ka hadlayaa "khilaafka banaanka yaalla" ee u dhexeeya madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ee ku saabsan maaraynta dagaalka Iiraan.
TOOS, Trump oo sheegay inuu qorsheynayo la wareegidda Jasiiradda Kharg ee Iran, balse heshiiska ayaa loo sameyn karaa 'si degdeg ah'
Hadalka madaxweynaha Mareykanka ayaa barbar socda kuwa saraakiisha Mareykanka ee sida ay ciidanka ugu diyaarsan yihiin inay howlgallo dhulka ah fuliyaan.
Dagaalka Iiraan oo muujiyey in xeerarka dagaalka ee caalamiga ah ay burbureen
Weerarrada Maraykanka iyo Israa'iil ee Iiraan, hanjabaadaha ka dhanka ah kaabayaasha tamarta ee dalka, iyo sidoo kale ficillada aargoosiga ah ee Tehran ee ka dhanka ah deriskeeda Gacanka Faaris, dhammaan waxay muujinayaan in xeerarka ay ku billowdaan, kuna sii huraan dagaalada caalamiga ah ay isbedeleen
Qaabkee ayay Sirdoonnada Mareykanka iyo UK u afgembiyeen dowladdii Iiraan 1953?
Dadka reer Iiraan waxay afgambigan oo laga joogo 73 sano, kaasoo noqday mid taariikhi ah oo muhiim ah, ay ugu ugu yeeraan "28 Mordad."
Iiraan ma waxay xiridda marin biyoodka Hormuz u beddeshay in ay dhaqaale ka samayso
Dagaalkau dhexeeya Maraykanka iyo Israa'iil ee ka dhanka ah Iiraan oo bilowday 28 Febraayo 2026 weli wuu socdaa, laakinse hadafka ay dagaalka ka leeyihiin dhinacyada is haya ayaa u muuqda inuu kala duwan yahay
Iran oo sheegtay in ciidamadeedu ay ‘sugayaan’ ciidamada dhulka ee Maraykanka, iyada oo ciidamo badan oo Maraykan ah ay soo gaareen gobolka
Kumannaan ciidamada Mareykanka ayaa haatan ku sugan Bariga Dhexe, balse sarkaalka sare ee Mareykanka Rubio ayaa hore u sheegay in danaha Mareykanka lagu guuleysan karo iyadoo aan ciidan dhulka ah la dirin.
Shakiga laga qabay nabadda Gaza oo sii xoogeysanaya iyadoo dareenku u weecday Iiraan
Ku dhawaad lix bilood ka dib markii xabad joojin nugul ay ka dhaqan gashay Gaza, Falastiiniyiinta ku sugan dhulkan dagaalku ka socdo ayaa weli la dhibaatoonaya.
Hal cayayaan oo qiimahiisu gaaray $220: Tahriibinta cusub ee ka ganacsiga duurjoogta
Inta lagu jiro xilli roobaadka, waxaa la arkayaa quraanja raxan raxan u socda oo kumannaan ah gudaha iyo hareeraha Gilgil.
Digniin laga soo saaray biyaha Badda Cas iyo agagaarka Yemen
Xuutiyiinta ay Iran taageerto ayaa bilaabay inay weeraraan maraakiibta mareysa Badda Cas bishii Novembar 2023, iyagoo sheegay inay sidaa u sameynayaan si ay garab u siiyaan Falastiiniyiinta.
Muhaajiriin lix maalmood kadib meydkooda laga soo saaray xeebta Giriigga
Cimilo xumo iyo cunto la'aan iyo biyo la'aan ayaa ka qayb qaatay dhimashada, ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sidaas sheegay.
Saddex qodob oo lagu dalbanayo dibad-baxyada ka dhana Trump ee ka socda Maraykanka
Qabanqaabiyeyaasha ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan siyaasadaha uu dejiyay Trump, oo ay ka mid yihiin dagaalka Iran, fulinta adag ee sharciga socdaalka federaalka, iyo kororka qiimaha nolosha.
Khatar hor leh oo dunida soo food saaray ka dib tallaabada kooxdan ay qaadeen
Haddii ay taasi ku soo beeganto xilli Iiraan ay ku dhowdahay inay xirto marin-biyoodka Hormuz, laba ka mid ah waddooyinka istiraatiijiga ah ee ugu waaweyn dunida ee ganacsiga iyo sahayda tamarta ayaa suurtagal ah inay gabi ahaanba xirmaan.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 30 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 30 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 27 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 27 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.