Daawo: Maxay Puntland iyo Dawladda Federaalka marwalba isku qabtaan?
Qoraalka Muuqaalka, Wasiirka maaliyadda Puntland oo wareysi siiyay BBC Somali ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin dayn cafinta iyo waxyaabaha salka u ah khilaafaad kala dhaxeeya dawladda federaalka. Daawo: Maxay Puntland iyo Dawladda Federaalka marwalba isku qabtaan?
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan