Warbixin iyo Sawirro : Ciyaaraha degmooyinka G. Banaadir
Qoraalka Codka, Ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo soconaya Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah taageerayaasha oo dareenkooda ka hadlayQoraalka sawirka, Koox ka mid ah kooxihii ciyaaraha ka qaybgalayQoraalka sawirka, Taageerayaal aad u badan ayaa kasoo qeybgalay tartanka degmooyinka gobolka BanaadirQoraalka sawirka, 17 kooxood oo ka ka kooban 392 ciyaartooy ayaa ka qaybgalay ciyaarahaQoraalka sawirka, Gabadh ka mid ah taageerayaasha