Axmed Saki: Sababta aan timaha u beertay

Qoraalka Muuqaalka, Sababta aan timaha u beertay

Fannaanka da'da yar Axmed Saki oo waraysi siiyay BBC-da ayaa ka sheekeeyay sababaha timaha ay uga daataan dhallinyarada, iyo waxa isaga ku kalifay in uu timo soo beerto. aragtidaada ka dhiibo.

Weriyaha BBC-da Faaduma Taxadar ayuu u waramay.