Sidee ayuu dagaalka Bariga Dhexe u saameeyay dabaal-degga Ciidda?
Sidee ayuu dagaalka Bariga Dhexe u saameeyay dabaal-degga Ciidda?
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka dalka Qadar ayaa ku dhawaaqday in Salaadda Ciidul Fidriga ee sanadkan lagu tukan doono meelo gudaha ah iyo masaajidyada.
Wasaaradda ayaa sheegtay in xaaladda ammaanka darteed sidaa loo yeelay. Weerarada Iran ay ku hayso dalalka Khaliijka ayaana ka mid ah saameynta ammaan ee gobolka. Hadaba sidee maanta looga ciidayaa Qatar?
Waa sidee Soomaalida halkaas ku nool xaaladooda? Waxaan wax ka weydiinay madaxa xiriirka guud ee Jaaliyadda Soomaalida dalka Qadar ahna afhayeenka jaaliaydda, Fu'aad Axmed Sheekh Ibraahim ayaa BBC uga warramay.
Lifaaaqa kore ka dhegeyso:


